Gaadiid Dagaal iyo Maxaabiis saakay lagu kala qabsaday Dagaalkii Laascaanood

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka Laascaanood ee SSC ayaa saakay ka dhacay duleedka magaaladaai, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Saraakiisha labada ciidan ee dagaalamay kala hoggaamineysa ayaa siyaabo kala duwan dagaalka guula uga sheegtay, waxa ayna qolo walbo warbaahinta taageerta u … Continue reading Gaadiid Dagaal iyo Maxaabiis saakay lagu kala qabsaday Dagaalkii Laascaanood